Khilaaf Ayaa ka taagan Aaska General Moorgan

Waxaa khilaaf xooggan ka taaganyahay halka lagu aasi lahaa General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo maalmo kahor geeriyooday.

Qoyskiisu waxay doonayaan in lagu aaso dalka Cumaan oo ay deganyihiin, halka Madaxda Puntland ay doonayaan in lagu aaso Puntland.

Weli go’aan lagama gaarin maydkiisu wuxuu kujiraa talaagad, General Moorgan wuxuu ku geeriyooday Toddobaad kahor.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *