DEG DEG: Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhihay Tiktoker caanka ah Ashraf Cali Nuur

DEG DEG: Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhihay Tiktoker caanka ah Ashraf Cali Nuur

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Tiktoker-ka caanka ee Ashraf Cali Nuur, oo saaka ka soo degay madaarka Cigaal ee magaladda Hargaysa. Inkasta oo aanay cadayn sababta loo xidhay Ashraf, haddana waxaa wiilkan lagu eedaya inuu la yimi dhaqo Diin ahaan iyo dhaqan ahaanba Soomalid dhibsatay. Inuu sameeyay massaage lagu sheegay “ Brazilian Waxing” oo muujina dhaqan xumo.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *