Dowladda federalka Ee Soomaaliya ayaa lasoo degtay diyaaraddahaan nooca T129

Dowladda federalka Ee Soomaaliya ayaa lasoo degtay diyaaraddahaan nooca T129 ee weerarka ku wanagsan iyadoo soomaaliya ay noqotay dalkii ugu horeeyay ee Afrikaan ah oo hela diyaaradaha T129 Atak Ee lagu farsameeyo dalka turkiga .
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Sabtigii khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa Turkiga Rajab Tayib Erdugan iyagoo isla gartay iskaashi, heshiis difaac iyo garab istaag walaalnimo iyadoo Dawlada Soomaaliya dagaal xoogan kula jirto kooxda Alshabab .